SMA Committee meeting

Waxa Manta uu Gudoomiyaha Ururka Dhakhatirta Soomaliyed Professor Mohamed Yusuf uu magacaabay gudiyada joogtada (Standing Committees) ah uu yeeleynayo Uruka Dhakhaatirta Soomaliyed qeybihisa kala duwan sido kalane waxa qabsoomay kulankii ugu horeyay oo ey yeeshan Golaha Fulinta Ee Ururka dhakhatirta Soomaliyed iyo Gudiyada Joogtada ah ee ururka.
#Gudoomiyaha Professor Mohamed Yusuf ayaa kula dardaarmay gudiga cusub in ey la yimaadaan aragti fog iyo hawlkarnimo si meel wanagsan loogaarsiyo wax qabadka Ururka iyo wax ka qabashada caafimadka wadankena Soomaliya, Sido kale wuxu ugu baaqay dhamaan dhakhaatirta Soomaliyed in ka qeybqaatan howlaha iyo waxqabadka Ururka.

LEAVE A COMMENT