𝐓𝐎𝐓 𝐓𝐫𝐚𝐢𝐧𝐢𝐧𝐠 𝐨𝐧 𝐍𝐞𝐰𝐛𝐨𝐫𝐧 𝐄𝐬𝐬𝐞𝐧𝐭𝐢𝐚𝐥 𝐂𝐚𝐫𝐞 𝐚𝐧𝐝 𝐍𝐞𝐨𝐧𝐚𝐭𝐚𝐥 𝐑𝐞𝐬𝐮𝐬𝐜𝐢𝐭𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧

Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed & Somali Pediatric Association waxa ay si wadajir ah u qaban doonaan “TOT training on newborn essential care and neonatal resuscitation” laguna qaban doono magalada dhusamareeb.

Tababarkan oo ay qaban doonto. Dr.Fartun Orey oo ah dhaqtarad caruur.

Add a Comment