
𝐓𝐎𝐓 𝐓𝐫𝐚𝐢𝐧𝐢𝐧𝐠 𝐨𝐧 𝐍𝐞𝐰𝐛𝐨𝐫𝐧 𝐄𝐬𝐬𝐞𝐧𝐭𝐢𝐚𝐥 𝐂𝐚𝐫𝐞 𝐚𝐧𝐝 𝐍𝐞𝐨𝐧𝐚𝐭𝐚𝐥 𝐑𝐞𝐬𝐮𝐬𝐜𝐢𝐭𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧
Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed iyo Ururka Dhakhaatiirta Caruurta Soomaaliyeed Somali Pediatric Association , Southwest Somali Medical Association waxa ay si wadaji ah uqabteen tababar looga hadlayay “TOT Training on Newborn Essential Care and Neonatal Resuscitation”, waxaana lagu qabtay Magaalada Baydhabo.
Tababarka waxaa wada qabtay Dr.Fartun Orey iyo Dr Najma Osman Haji oo ah Dhakhaatiir caruur. waxaana ka faaideystay Shaqaale Caafimaad oo isugu jira Dhakhaatiir, Umulisooyin iyo Kalkaaliyaal.
Sidoo kale Ururka Dhakhaatiirta waxay joogtayn doonaan Tababarada iyo Seminarada noocaan ookale ah si sare loogu qaado aqoonta iyo xirfada Dhakhaatiirtaa Soomaaliyeed.







Recent Posts
sma0 Comments
𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐊𝐚𝐫𝐞𝐞𝐦
sma0 Comments
𝐓𝐀𝐂𝐒𝐈 𝐓𝐈𝐈𝐑𝐀𝐀𝐍𝐘𝐎 𝐋𝐄𝐇
sma0 Comments