
𝟐-𝐃𝐀𝐘𝐒 𝐀𝐁𝐂-𝐏𝐈𝐂𝐔 𝐂𝐎𝐔𝐑𝐒𝐄
Ururka Dhakhaatiirta Soomaliyeed, Ururka Dhakhaatiirta Caruurta Soomaaliyeed Somali Pediatric Association, Somali Sudanese Specialized Hospital iyo الهلال الاحمر القطري Qatar Red Crescent waxa ay kugu casuumayaan dhamaan Dhakhaatiirta Soomaaliyeed inay kasoo qeyb galaan CME Labo Maalin socon doono diiradana lagu saari doono cinwaanka hoos ku xusan:-
𝟐-𝐃𝐀𝐘𝐒 𝐀𝐁𝐂-𝐏𝐈𝐂𝐔 𝐂𝐎𝐔𝐑𝐒𝐄 waxaana soo jeedin doono
Pediatric Intensive Care Consultant
Hamad Corporation
𝟎𝟕 – 𝟎𝟖 𝐉𝐚𝐧𝐮𝐚𝐫𝐲 𝟐𝟎𝟐𝟓
𝐓𝐮𝐞𝐬𝐝𝐚𝐲 – 𝐖𝐞𝐝𝐧𝐞𝐬𝐝𝐚𝐲
𝟎𝟔:𝟎𝟎 𝐏𝐌 & 𝟎𝟑:𝟑𝟎 𝗣𝗠
𝐍𝐨𝐯𝐚 𝐃𝐢𝐚𝐠𝐧𝐨𝐬𝐭𝐢𝐜 & 𝐑𝐞𝐬𝐞𝐚𝐫𝐜𝐡 𝐇𝐚𝐥𝐥,𝐁𝐞𝐧𝐚𝐝𝐢𝐫 𝐒𝐭𝐫𝐞𝐞𝐭, 𝐇𝐨𝐝𝐚𝐧 𝐃𝐢𝐬𝐭𝐫𝐢𝐜𝐭, 𝐌𝐨𝐠𝐚𝐝𝐢𝐬𝐡𝐮-𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐚.
Recent Posts
sma0 Comments
𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐊𝐚𝐫𝐞𝐞𝐦
sma0 Comments
𝐓𝐀𝐂𝐒𝐈 𝐓𝐈𝐈𝐑𝐀𝐀𝐍𝐘𝐎 𝐋𝐄𝐇
sma0 Comments