𝟐-𝐃𝐀𝐘𝐒 𝐀𝐁𝐂-𝐏𝐈𝐂𝐔 𝐂𝐎𝐔𝐑𝐒𝐄

Ururka Dhakhaatiirta Soomaliyeed, Ururka Dhakhaatiirta Caruurta Soomaaliyeed Somali Pediatric Association , Somali Sudanese Specialized Hospital iyo الهلال الاحمر القطري Qatar Red Crescent oo qaban qaabiyay CME socday Labo Maalin cinwaankiisu ahaa 𝟐-𝐃𝐀𝐘𝐒 𝐀𝐁𝐂-𝐏𝐈𝐂𝐔 𝐂𝐎𝐔𝐑𝐒𝐄 kaasi oo kadhacay Nova Diagnostics & Research ayaa maanta soo xiray shahaadana gudoonsiisay dadki kasoo qeyb galay CME-ga waxaana soo jeedinayay:

𝐃𝐑. 𝐁𝐀𝐇𝐀 𝐄𝐋𝐃𝐈𝐍 𝐇𝐀𝐒𝐒𝐀𝐍 𝐀𝐇𝐌𝐄𝐃

Pediatric Intensive Care Consultant

Hamad Corporation

Waxaana kasoo qeyb galay dhamaan mihnadlayaasha caafimaadka somaaliyeed.

Ururka Dhakhaatiirta waxay u mahadnaqayaan dhamaan inta soo qaban qabisay iyo inta fududeysay qabashada aqoon kororsiga.

Sidoo kale Ururka Dhakhaatiirta waxay joogtayn doonaan Tababarada iyo Seminarada noocaan ookale ah si sare loogu qaado aqoonta iyo xirfada Dhakhaatiirtaa Soomaaliyeed.

Add a Comment