
𝐎𝐥𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐚𝐚𝐫𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐊𝐚𝐧𝐬𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐜𝐚𝐠 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧 𝐀𝐡 ( 𝐅𝐫𝐞𝐞 𝐂𝐚𝐧𝐜𝐞𝐫 𝐒𝐜𝐫𝐞𝐞𝐧𝐢𝐧𝐠 𝐂𝐚𝐦𝐩𝐚𝐢𝐠𝐧 )
Iyadoo ay fooda nagu hayso 𝐗𝐮𝐬𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐚𝐧𝐬𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐀𝐝𝐝𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚 ( 𝐖𝐨𝐫𝐥𝐝 𝐂𝐚𝐧𝐜𝐞𝐫 𝐃𝐚𝐲 𝟐𝟎𝟐𝟓) ayaa Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed, Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Ministry of Health- Somalia iyo Horyaal Hospital waxa ay si wadajir ah uqabanayaan Ololaha Baaritaanka & Wacyigelinta Kansarka Naasaha Dumarka, Kansarka Qanjirka Borostaatada Ragga, Waaweyn iyo Kansarka Dhiiga Caruurta, waxa la sameyn doonaa Wacyigelin iyo baaritaano bilaash ah oo loo sameyn doono barakacayaasha kunool Kaxda IDPs.
𝐃𝐚𝐭𝐞: 𝟎𝟐-𝟎𝟐-𝟐𝟎𝟐𝟓
𝐋𝐨𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧: 𝐊𝐚𝐡𝐝𝐚 𝐈𝐃𝐏𝐬
Recent Posts
sma0 Comments
𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐊𝐚𝐫𝐞𝐞𝐦
sma0 Comments
𝐓𝐀𝐂𝐒𝐈 𝐓𝐈𝐈𝐑𝐀𝐀𝐍𝐘𝐎 𝐋𝐄𝐇
sma0 Comments