𝐖𝐨𝐫𝐥𝐝 𝐍𝐞𝐠𝐥𝐞𝐜𝐭𝐞𝐝 𝐓𝐫𝐨𝐩𝐢𝐜𝐚𝐥 𝐃𝐢𝐬𝐞𝐚𝐬𝐞𝐬 (𝐍𝐓𝐃) 𝐃𝐚𝐲

Ururka Dhakhaatiirta Soomaliyeed iyo Somali Society of Tropical Medicine & Hygiene – SSTM&H waxa ay si wadajir ah ku casuumayaan dhamaan bahda Caafimaadka inay kasoo qeyb galaan wacyigelin diirada lagu saari doono 𝐖𝐨𝐫𝐥𝐝 𝐍𝐞𝐠𝐥𝐞𝐜𝐭𝐞𝐝 𝐓𝐫𝐨𝐩𝐢𝐜𝐚𝐥 𝐃𝐢𝐬𝐞𝐚𝐬𝐞𝐬 (𝐍𝐓𝐃) 𝐃𝐚𝐲 kaasi oo kadhici doono Hallka Nova Diagnostics & Research

🗓 𝟎𝟏 𝐅𝐞𝐛𝐫𝐮𝐚𝐫𝐲 𝟐𝟎𝟐𝟓

🌞 𝐒𝐚𝐭𝐮𝐫𝐝𝐚𝐲

⌛ 𝟎𝟔:𝟎𝟎 𝐏𝐌

📍𝐍𝐨𝐯𝐚 𝐃𝐢𝐚𝐠𝐧𝐨𝐬𝐭𝐢𝐜 & 𝐑𝐞𝐬𝐞𝐚𝐫𝐜𝐡 𝐇𝐚𝐥𝐥,𝐁𝐞𝐧𝐚𝐝𝐢𝐫 𝐒𝐭𝐫𝐞𝐞𝐭, 𝐇𝐨𝐝𝐚𝐧 𝐃𝐢𝐬𝐭𝐫𝐢𝐜𝐭, 𝐌𝐨𝐠𝐚𝐝𝐢𝐬𝐡𝐮-𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐚.

Add a Comment