
𝐔𝐫𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐤𝐡𝐚𝐚𝐭𝐢𝐢𝐫𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 (𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐌𝐞𝐝𝐢𝐜𝐚𝐥 𝐀𝐬𝐬𝐨𝐜𝐢𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧) 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨 𝐃𝐨𝐨𝐫𝐭𝐚𝐲 𝐗𝐮𝐛𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐡𝐞𝐞𝐫𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐉𝐨𝐨𝐠𝐭𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐡 (𝟐𝟎𝟐𝟓-𝟐𝟎𝟐𝟔) 𝐞𝐞 𝐔𝐫𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐤𝐡𝐚𝐚𝐭𝐢𝐢𝐫𝐭𝐚 𝐀𝐝𝐝𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚 (𝐖𝐨𝐫𝐥𝐝 𝐌𝐞𝐝𝐢𝐜𝐚𝐥 𝐀𝐬𝐬𝐨𝐜𝐢𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧) 𝐞𝐞 𝐠𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐌𝐞𝐝𝐢𝐭𝐞𝐫𝐫𝐚𝐧𝐞𝐚𝐧
Waxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqno in Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed (Somali Medical Association) loo doortay Xubnaha Dheeraadka ah ee Guddiga Joogtada ah (2025-2026) ee Ururka Dhakhaatiirta Adduunka (World Medical Association) ee gobolka Bariga Mediterranean, iyadoo aan helnay 900 cod.
Dhamaan inta ka qeyb qaadatay aad ayay u mahadsan yihiin.
Waxaan idiin rajaynaynaa guul iyo horumar sii socda oo aad ku matalaysaan una doodaysaan bulshada caafimaadka!

Recent Posts
sma0 Comments
𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐊𝐚𝐫𝐞𝐞𝐦
sma0 Comments
𝐓𝐀𝐂𝐒𝐈 𝐓𝐈𝐈𝐑𝐀𝐀𝐍𝐘𝐎 𝐋𝐄𝐇
sma0 Comments