
𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐜𝐲𝐢𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐓𝐚𝐥𝐚𝐚𝐥𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐏𝐂𝐕 & 𝐑𝐨𝐭𝐚 (𝐎𝐫𝐢𝐞𝐧𝐭𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐖𝐨𝐫𝐤𝐬𝐡𝐨𝐩 𝐟𝐨𝐫 𝐇𝐞𝐚𝐥𝐭𝐡 𝐏𝐫𝐨𝐟𝐞𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥𝐬 𝐨𝐧 𝐏𝐂𝐕 𝐚𝐧𝐝 𝐑𝐨𝐭𝐚𝐯𝐢𝐫𝐮𝐬 𝐕𝐚𝐜𝐜𝐢𝐧𝐞𝐬)
Ururka Dhakhaatiirta Soomaliyeed, Ururka Dakhaatiirta Caruurta Soomaaliyeed Somali Pediatric Association , iyo BRA Directorate of Health and Human Services, ayaa qaban qaabiyeen Kulanka wacyigalinta xirfadlayaasha caafimaadka kaasi oo socday labo maalin 10-11 February 2025 kuna aadan Talaallada PCV iyo Rota ee dhawaan laga bilaawi doono Gobolka Banaadir iyo guud ahaan Dalka.




Recent Posts
sma0 Comments
𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐊𝐚𝐫𝐞𝐞𝐦
sma0 Comments
𝐓𝐀𝐂𝐒𝐈 𝐓𝐈𝐈𝐑𝐀𝐀𝐍𝐘𝐎 𝐋𝐄𝐇
sma0 Comments