𝐒𝐌𝐀-𝐒𝐎𝐒𝐄𝐌 𝐁𝐀𝐓𝐂𝐇-𝟑 𝐁𝐚𝐬𝐢𝐜 𝐋𝐢𝐟𝐞 𝐒𝐮𝐩𝐩𝐨𝐫𝐭 (𝐁𝐋𝐒) 𝐓𝐫𝐚𝐢𝐧𝐢𝐧𝐠

Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed iyo Somali Society For Emergency Medicine – SOSEM. oo qaban qaabiyay tababar muhiim ah oo ku saabsan Basic Life Support (BLS) kaasi oo kadhacay xarunta tababarada ee Ururka DHakhaatiirta Soomaaliyeed.

Tababarkan wuxuu socon doonaa labo maalin isbuuc kasta (Khamiis iyo Isniin), Isbuuc walba waxaa la tababarayaa koox cusub.

Add a Comment