𝐎𝐠𝐞𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬 𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫: 𝐁𝐚𝐬𝐢𝐜 𝐋𝐢𝐟𝐞 𝐒𝐮𝐩𝐩𝐨𝐫𝐭 (𝐁𝐋𝐒) 𝐓𝐫𝐚𝐢𝐧𝐢𝐧𝐠

Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed iyo Somali Society For Emergency Medicine – SOSEM. waxa ay si wadajir u qabanqaabinayaan tababar muhiim ah oo ku saabsan Basic Life Support (BLS). Tababarkan wuxuu socon doonaa labo maalin isbuuc kasta (Khamiis iyo Isniin), wuxuuna u furan yahay:

• Shaqaalaha caafimaadka (Dhakhtar, Kalkaaliye caafimaad iyo kaaliyaha caafimaadka degdega ah(paramedic))

Faahfaahin muhiim ah:

• Isbuuc walba waxaa la tababarayaa koox cusub.

• Fadlan codsigaaga ku soo gudbi WhatsApp-ka ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed si laguu diiwaangeliyo.

Ha seegin fursaddan! Ku qalabee xirfadaha badbaadinta nolosha si xirfad leh oo waxtar leh.

Add a Comment