𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐞𝐞 𝐊𝐚𝐧𝐬𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚

Ururka Dhakhaatiirta Soomaliyeed, Ururka Dhakhaatiirta Caruurta Soomaaliyeed Somali Pediatric Association iyo Nova Diagnostics & Research waxa ay si wadajir ah ku casuumayaan dhamaan bahda Caafimaadka inay kasoo qeyb galaan xuska 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐞𝐞 𝐊𝐚𝐧𝐬𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚 ( 𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐧𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥 𝐂𝐡𝐢𝐥𝐝𝐡𝐨𝐨𝐝 𝐂𝐚𝐧𝐜𝐞𝐫 𝐃𝐚𝐲 ) kaasi oo kadhici doono Hallka Nova Diagnostics & Research
🗓 𝟏 𝟓 𝐅𝐞𝐛𝐫𝐮𝐚𝐫𝐲 𝟐𝟎𝟐𝟓
🌞 𝐒𝐚𝐭𝐮𝐫𝐝𝐚𝐲
⌛ 𝟎𝟑:𝟑𝟎 𝐏𝐌
📍𝐍𝐨𝐯𝐚 𝐃𝐢𝐚𝐠𝐧𝐨𝐬𝐭𝐢𝐜 & 𝐑𝐞𝐬𝐞𝐚𝐫𝐜𝐡 𝐇𝐚𝐥𝐥,𝐁𝐞𝐧𝐚𝐝𝐢𝐫 𝐒𝐭𝐫𝐞𝐞𝐭, 𝐇𝐨𝐝𝐚𝐧 𝐃𝐢𝐬𝐭𝐫𝐢𝐜𝐭, 𝐌𝐨𝐠𝐚𝐝𝐢𝐬𝐡𝐮-𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐚.

Add a Comment