𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐞𝐞 𝐊𝐚𝐧𝐬𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚 ( 𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐧𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥 𝐂𝐡𝐢𝐥𝐝𝐡𝐨𝐨𝐝 𝐂𝐚𝐧𝐜𝐞𝐫 𝐃𝐚𝐲 )

Ururka Dhakhaatiirta Soomaliyeed, Ururka Dhakhaatiirta Caruurta Soomaaliyeed Somali Pediatric Association iyo @Nova Diagnostics & Research waxa ay si wadajir ah u qaban qaabiyeen xuska 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐞𝐞 𝐊𝐚𝐧𝐬𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚 ( 𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐧𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥 𝐂𝐡𝐢𝐥𝐝𝐡𝐨𝐨𝐝 𝐂𝐚𝐧𝐜𝐞𝐫 𝐃𝐚𝐲 ) kaasi oo laga xuso caalamka sanadkasta bisha February 15-keeda, laguna qabtay Hall-ka Nova Diagnostics & Research.
Waxaana kasoo qeyb galay dhamaan mihnadlayaasha caafimaadka somaaliyeed.
Ururka Dhakhaatiirta waxay u mahadnaqayaan dhamaan inta soo qaban qabisay iyo inta fududeysay qabashada munaasabadan.
Sidoo kale Ururka Dhakhaatiirta waxay joogtayn doonaan Tababarada iyo Seminarada noocaan ookale ah si sare loogu qaado aqoonta iyo xirfada Dhakhaatiirtaa Soomaaliyeed.

Add a Comment