𝟐𝟐-𝟎𝟐-𝟐𝟎𝟐𝟒 𝐒𝐞𝐦𝐢𝐧𝐚𝐫 𝐇𝐚𝐥-𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧: 𝐂𝐢𝐫𝐢𝐛𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐮𝐝𝐮𝐝𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐛𝐞𝐲𝐬𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐰𝐢𝐫𝐨 𝐐𝐞𝐲𝐛𝐭𝐚 𝟒-𝐚𝐚𝐝:

Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed, Ururka Dhakhaatiirta Caruurta Soomaaliyeed Somali Pediatric Association, World Health Organization (WHO) oo qaban qaabiyay Seminar hal maalin ah oo diirada lagu saarayay cinwanka hoos kuxusan:
𝐂𝐢𝐫𝐢𝐛𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐮𝐝𝐮𝐝𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐛𝐞𝐲𝐬𝐡𝐚 kaasi oo kadhacay xarunta Nova Diagnostics & Research.
Waxaana kaso qeyb galay dhamaan mihnadlayaasha caafimaadka somaaliyeed.
Ururka Dhakhaatiirta waxay u mahadnaqayaan dhamaan inta soo qaban qabisay iyo inta fududeysay qabashada aqoon kororsiga, sidookale Ururka Dhakhaatiirta waxay joogtayn doonaan tababarada iyo Seminarada noocaan ookale ah si sare loogu qaado aqoonta iyo xirfada Dhakhaatiirtaa Soomaaliyeed.

Leave a Reply

X