𝐌𝐮𝐧𝐚𝐚𝐬𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐇𝐨𝐰𝐥𝐢𝐡𝐢𝐢 𝐊𝐚𝐣𝐚𝐰𝐚𝐚𝐛𝐢𝐝𝐚 𝐅𝐚𝐭𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝𝐢𝐡𝐢𝐢 & 𝐃𝐚𝐚𝐝𝐚𝐝𝐤𝐢 𝐊𝐚𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐥𝐤𝐚

Wasiiru Dowlaha Wasaarada Caafimaadka & Daryeelka Bulshada ee Dowlada Federaalka Soomaliya 𝐃𝐫. 𝐌𝐚𝐫𝐲𝐚𝐧 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐇𝐮𝐬𝐬𝐞𝐢𝐧ayaa soo xirtay munaasaba xiritaanka waxyaabihii qabsoomay intii lagu jiray Howlihii Kajawaabida Fatahaadihii & Daadadkii Kadhacay Dalka, waxaana shahaado la gudoonsiiyay dhamaan intii kaqeyb qaadatay inta lagu jiray Howlihii Kajawaabida Fatahaadihii & Daadadkii Kadhacay Dalka.

Leave a Reply

X