Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed waxa ay dhamaan Dhakhaatiirta Soomaaliyeed ku casuumayaan inay kasoo qeyb galaan Seminar hal maalin ah oo looga hadlayo 𝐂𝐢𝐫𝐢𝐛𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐮𝐝𝐮𝐝𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐛𝐞𝐲𝐬𝐡𝐚, oo ay si wadajir u soo qabanqabiyeen Somali Pediatric Association , iyo World Health Organization (WHO)
𝟐𝟐 𝐅𝐞𝐛𝐫𝐮𝐚𝐫𝐲 𝟐𝟎𝟐𝟒
𝐓𝐡𝐮𝐫𝐬𝐝𝐚𝐲
𝟎𝟑:𝟎𝟎 𝗣𝗠 – 𝟬𝟕:𝟑𝟬 𝗣𝗠
𝐍𝐨𝐯𝐚 𝐃𝐢𝐚𝐠𝐧𝐨𝐬𝐭𝐢𝐜 & 𝐑𝐞𝐬𝐞𝐚𝐫𝐜𝐡 𝐇𝐚𝐥𝐥,𝐁𝐞𝐧𝐚𝐝𝐢𝐫 𝐒𝐭𝐫𝐞𝐞𝐭, 𝐇𝐨𝐝𝐚𝐧 𝐃𝐢𝐬𝐭𝐫𝐢𝐜𝐭, 𝐌𝐨𝐠𝐚𝐝𝐢𝐬𝐡𝐮-𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐚